Kulankii guud ee ardayda ka baxday Machadka Al-Dacwa ee magaalada Hargaysa‏ [Masawiro]
(August 17, 2014)
Hargaysa:-Waxaa maalintii jimcaha salaadii casar kadib ku qabsoomay hoolka shirarka ee jaamacadda bader ee caalamiga ah 19/10/1435 kuna beegan 15/8/2014 kulan guud oo ay yeesheen  ardayda ka baxday m
Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan Soomaliya Danjire Nicholos Kay oo tegay Garoowe.[Masawiro]
(August 17, 2014)
Garoowe:-Wakiilka Xoghayaha guud ee QM u qaabilsan arrimaha Somaliya Danjire Nicholos Kay ayaa maanta soo gaaray Magaalada Garoowe ee Caasimada Dowladda Puntland .Soo dhaweyn loogu sameeyay Garoonka D
Mutamar Islaami ah oo ka furmay London (Warbixin +Masawiro)
(August 17, 2014)
London : Waxaa 16-Augt-2014 ka dhacay magaaladda London ee cariga Ingiriiska shirwayne loo qabtay jaaliyadda Soomaaliyeed oo ay soo qaban-qaabisay Mu-asasada Al-Irshaad shirkaas oo cinwaankiisu ahaa Q
Dawro iclaamka islaamka ah oo lagu qabtay magaalada Buuhoodle ee xarunta Gobolka Cayn.[Masawiro]
(August 16, 2014)
Buuhoodle:-Waxaa lagu qabtay hoolka shirarka ee Jaamacadda Bariga Afrika faraceeda magaalada Buuhoodle siminaar ku saabsan warbaahinta iyo dowrkeeda ay ku leedahay faafinta dacwada iyo diiiinta islaam
Kulankii Golaha Iimaamyadda oo ka socda magaalada Columbus, Ohio
(August 16, 2014)
Ohio:-Waxaa si habsami leh uga socdo gobalka Ohio Magaalada Columbus,shirkii sanadlaha ahaa ee ay isugu imaanjireen Golaha isutaga Masaajida ee Waqooyi Maraykanka. Shirka ay sanad walba isugu imaadaan
Daawo Live Mutamarkii Islaamiga ah ee ka socda magaalada London
(August 16, 2014)
London:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay magaalada London Mutamar Islaami ah oo looga hadlayo dhibaadad Qabyaaladda waxaan lagu casumay culimo , iyo bulshada qaybaheeda kale duwan Mutamarka Islaami
Golaha Wasiirada ee DFS oo shir aan caadi ahayn ku yeeshay Muqdisho (Masawiro+Cod)
(August 16, 2014)
Muqdisho:-Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid shir aan caadi ahayn oo shir gudoominayey Ra’iiusl Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdiwali She
Gudoomiyaha cusub ee Mu,asasadda Al-minhaaj oo loo doortay Sh.Maxamed C/llahi Cabdille[Masawiro]
(August 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa saakay Shir saxaafadeed Culimaddu ku soo bandhigaysay hogaanka cusub ee ay yeelatay Mu,asasada Alminhaaj Dacwadda Iyo hurumarinta ee dowladda Puntland Shirsaxaafadeedkaan oo ay ka soo q
Xildhibaano Dowladda Federaalka Soomaaliya oo saaka soo gaaray Garoowe.[Masawiro]
(August 16, 2014)
Garoowe:-Waxaa saaka soo gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Dowladda Puntland qaar ka mid ah Xildhibaanada dowladda Federaalka Soomaaliya ee deegaan ahaan ka soo jeeda Puntland ka dib codsi wada tash
Khudbadii Jimcaha Ee Masjidka Abubakar Al-sadiiq Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax (Dhageyso)
(August 15, 2014)
Nairobi:-Sh Dr.Aadan Sh.Cali Saalax ayaa khudbadii jimcaha ee maanta uga hadlay sidda Islaamka uu u qiimeeyey Xishoodka isagoo Sharecadeenu ay sheegtay in Xishoodku uu yahay qayb ka mid ah Imaanka. h

« Previous PageNext Page »