Madaxweynaha DFS oo ka hadlay geerida Axmed Godane ee Mareykanku Sheegtay (Daawo)

September 5, 2014 - Written by Editor

xasanMuqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa ka hadlay geerida amiirka kooxda Al-Shabaab Axmed Cabdi Godane oo uu Mareykanku Sheegtay.

Madaxweynaha DFS ayaa sheegay in ay ugu baaqayaan dhalinyarada Soomaaliyeed in ay isaga soo baxaan Ururka Al-Shabaab isaga oo sheegay kuwa madaxada u ah in ay ku danbeyn doonaan halka uu maray Amiirkooda.

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in kooxda Al-Shabaab ay dhibaato badan u geysteen shacabka Soomaaliyeed wuxuuna sheegay in wakhtigii Al-Shabaab uu dhamaaday.

Hoos ka Daawo Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud oo ka hadlaya geerida Godane ee Mareykanka uu Sheegtay dilkood

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online