Qarax lagu laayey Masuuliin ka tirsan Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka dhacay Idlib

September 9, 2014 - Written by Editor

shCabuudSuuriya:-Wararka ka imaanaya dalka Suuriya gaar ahaan magaalada Idlib ayaa sheegaya in qarax weyn laga maqlay goob uu shir uga socday hogaanka sare ee Mujaahidiinta Axraar Shaam oo ka tirsan Jabahada
Islaamiga  ee dalka Suuriya waxaa raga qarax ku dhintay ku jira alaha u naxariistee hogaaamiyihii Ururka Axraar Shaam Sheekh Xasaan Cabuud (Abu Cabdulaahi Al-Xamawi)

Qaraxa ayaa waxaa sidoo kale ku dhintay Masuuliin ka tirsan kooxda Axraar Shaam oo gaaraya ilaa 28 qof oo isigu jiray culumo iyo saraakiil ciidan .

Ilaa hada waxaa soo baxaya warar kala duwan waxaana la sugayaa  in Bayaan rasmi ah ay soo saaraan hogaanka sare ee Jabahada Islaamiga ee Suuriya .warka oo faahfaahsan dib Ayaan idiinka soo gudbin doonaa inshalaah

 

C/Casiis Maxamed
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online