Sh Bashiir Axmed Salaad oo la gudoonsiiyey Shahaado Sharaf

September 1, 2014 - Written by Editor

Bashiir1Birmingham:-Sh Dr Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Hay’adda Culimadda Soomaaliyeed ahna Amiirka  Jamaacadda Al Ictisaam Bil Kitaab Wal Sunnah ayaa galabta lagu gudoonsiiyay wadanka Ingiriiska Shahaadadda Mahadnaqa ee Certificate of Appreciation.

Waxa shahaaddada gudoonsiiyay Agaasimaha Somsattv International, qaybteeda Badhtamaha Ingiriiska Maxammed Ibraahim Cawad Abuhureyra.

 

Bashiir3Sheekh Bashiir Axmed Salaad ayaa socdaal dacwa waxaa uu haatan ku joogaa dalka Ingiriiska halkaas oo uu ka jeediyey muxaadarooyin kala duwan waxaa uu Sheekhu uu ka mid yahay culumada ay Musasada Al-Irshaad ku casumeen Mutarmar Islaami ah oo lagu qabtay London

 

Abu Hureyra
Birmingham
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
2930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online