Sh. Dr.C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo safar dacwadeed ku tegay Lieks.[Dhagayso]

November 21, 2014 - Written by Editor

lieksa1Lieksa:-Waxa safar dacwadeed ku tegay magaalada Lieksa ee bariga dalka Finland 13-16. 11. 2014  Sh. Dr. C/weli Sh. Maxamed Xaaji.Yuusuf oo ah iimaamka iyo Khadiibka masjidka Al-huda ee magaalada helsinki wadanka Finland. Sh Dr. Cabdiweli ayaa waxaa uu muxaadaraad dhawr ah u jeediyay guud ahaan jaaliyadda muslimiinta ah gaar ahaan bulshada Soomaaliyeed ee  degan magaalooyinka Lieksa iyo Joensuu.

Sh  Dr. Cabdiweli ayaa waxaa soo dhaweeyay gudiga dacwada ee magaalada Lieksa mudadii sheekhu uu ku sugnaa magaalada Lieksa waxaa uu bulshada muslimiinta ah kula dardaarmay alle ka cabsiga, ilaalinta cibaadada, wanaag farista iyo xumaan reebista, in salaadda la ilaaliyo, in xalaasha la miirto xaaraantana laga fogaado.

Sh  Dr. Cabdiweli wuxu si gooniya ula kulmay gudida dacwada ee magaalada isaga oo kula dardaarmay in ay hawlaha dacwada dardar geliyaan kuna sabraan hawsha dacwadeed ee ay wadaan.

Hoos ka Dhagayso muxaadaro uu Sh Dr. Cabdiweli u jeediyey dhalinyarada

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/9xrbyqeptw/Puhe_045.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

 Ismail Maxamed Cali
Lieksa,Finland

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online