Gudoomiyaha Baarlamaanaka DFS oo ciidamo wata oo yimid xarunta Baarlamaanka

November 24, 2014 - Written by Editor

Xildhibaannada-IIIMuqdisho:-Waxaa goordhow soo gaaray xarunta Baarlamaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Gudoomiyaha Baarlamaanaka  Maxamed Sh Osman Jawaari oo ay la socdaan Ciidamo walow ay weli socdo Buuq iyo sawaxan ay samaynayaan Xildhibaano ka tirsan Baarlaanaka DFS oo ka soo horjeeda mooshinka.

Xildhibaan Cabdi Barre oo ka mid ah Xildhibaanada ka soo horjeeda mooshinka ka dhanka ah Ra’iisul wasaare C/weli Sheekh Axmed ayaa saxaafadda u sheegay in Xildhibaanada taageersan mooshinka ay xalay loo qaybiyey waraaqaha mooshinka isagoo wax ba kama jirnaa ku tilmaamay in wax mooshin ah saaka loo qaybiyey Xildhibaanada DFS.

Dhinac kale Xildhibaan Ibraahim Jeesow oo ah Xildhibaanada taageersan mooshinka ayaa saxaafadda u sheegay in mooshinka saaka si nabad gelyo ah lagu qaybiyey balse ay jiraan Xildhibaano jeexjeexay waraaqihii loo qaybiyey.

Saxafaadda ayaa loo diiday saaka in ay gudaha u galaan xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya si ay dadka shacabka ugu soo gudbiyaan xaalada saxda ah ee ka jirta xarunta Baarlamaanka iyo  wax ka socda  balse xaqiiiqda waxaa ay soo bixi doontaa saacaddaha soo socda.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online