Ciidanka nabad sugidda DFS oo howlgalo ka sameeyey Degmada Kaxda

November 8, 2014 - Written by Editor

Howlgal-4Muqdisho:-Ciidamada Hay’ada nabad sugidda iyo sirdoonka DFS oo ay weheliyaan  Maamulka Degmada Kaxda ayaa maanta howlgalo ka sameeyey Degmada Kaxda waxaana ay gacanta ku soo dhigeen maandooriyaal.

Ciidanka Amaanka ee DFS ayaa waxaa ay gacanta ku dhigeen shan qof oo lagu tuhmayo in ay ka ganacsan jireen maandooriyaha gaar ahaan qamriga mac malka ah ,xashiish iyo agabyo kale.

Guddoomiyaha Degmada Kaxda Cabdikaamil  Shukri Xirsi oo la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in howlgalada maanta ay ka sameeyeen Degmada Kaxda wuxuuna sheegay in maandooriyaasha ay qabteen ay soo wargaliyeen shacabka ku dhaqan Degmada Kaxda .

Ciidamada Hay’ada nabad sugidda ee DFS ayaa howlgalo ka wada degmooyinka magaalada Muqdisho waxayna gacanta ku dhigeen xubno ka tirsan Al-Shabaab iyo hub kala duwan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online