Gudoomiyaha golaha sare ee Mu,asasada Al-Karam oo u ambabaxay Sudan (Masawiro)

November 4, 2014 - Written by Editor

20141103_143917Hargeysa:- Gudoomiyaha golaha sare (boodhka ) mu,asasada al-karam Sheikh Ciise Maxamuud C/laahi ayaa maalintii shalay galinkii danbe waxa uu ka duulay garoonka diyaaradaha caalamiga ah ee magaalada Hargeysa isaga oo ku sii jeeda magaalo madaxda dalka Sudaan ee Khartuum .
Gudoomiyaha ayaa waxa uu u tagay dalka Sudan howlo iskugu jira dacwad iyo tacliin.Waxana la filayaa in uu muxaadaraad iyo tawjiihaad siin doono ardayda iyo guud ahaan bulshada soomaaliyeedeel u dhaqan dalkaasi.

Gudoomiyaha oo uu weheliyo gudoomiyiihii hore ee raabidada ardayda soomaalida ee wax ka barataa dalka Sudaan Sheekh Aadam Xaaji Idiriis ayaa waxa ku sii sagootiyey garoonka diyaaradaha magaalada Hargeysa xubno ka tirsan madaxda Mu,asasada Al-karam oo ay ka mid yihiin :

no images were found

1-Sh-Maxamed Xuseen Cali (maxamed deeq ) oo ah gudoomiye ku xigeenka Mu,asasada Al-karam.
2- Ustaad Naasir Cali Barkhad (Abu Jacfar ) oo ah xog haynta Mu,asasada Al-karam
3-Sh- Maxamuud Yuusuf Jaamac oo ah xubin ka tirsan Mu,asasada Al-karam

Xoghayaha Mu,asasada Al-karam ee dacwada iyo horumarinta
Naasi Cali Barkhad (Abu jacfar)

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online