Maamulka KMG ee Jubba oo soo dhaweeyay doorashadii Shariif Xassan.[Dhagayso]

November 18, 2014 - Written by Editor

SeeraarKismaayo:-Afhayeenka maamulka KMG ee Jubba C/naasir Seeraar Maax oo saaka saxaafadda kula hadlay xarunta madax tooyada  ee magaalada Kismaany ayaa sheegay in maamulka KMG ee Jubba ay u soo dhaweynayaa  si buuxan ay u taageersa yihiin   dorashadii shalay ka dhacday magaalada Baydhabo  ee Shariif Xassan Sh. Aadan loogu doortay madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed Somaaliya.

Hoos ka dhagayso shir saxaafadeedkii Afhayeenka Jubbaland  Cabdinaasir Seeraar Maax

[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/avwmr6akwm/Seeraar.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

A/cawaaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online