Madaxweynaha DFS oo Shir,jaraaid ku qabtay magaalada Copenhagen (Dhageyso)

November 19, 2014 - Written by Editor

madaxweyne_xasanDenmark:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa markii uu dhamaaday kulankii ugu horeeyey maanta shirka hiigsiga Cusub ee ee Soomaaliya waxaa uu shirjaraa,id ku qabatay xarunta uu shirku ka socdo waxaana Madaxweynaha DFS la weydiiyey su,aalo kala duwan oo ay ka mid yihiin.

1-Shirka hiigsiga cusub ee ka furmay maanta magaalada Copenhagen iyo sida uu u socday iyo waxa uu ka rajeynayo.
2-Khilaafka Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo Raisulwasaaraha DFS Cabdi weli Sh Maxamuud halka uu marayo iyo sida loo xalin doono.
3-Mowqifka Madaxweynaha DFS Dhismaha Maamulka Koonfur galbeed Soomaaliya oo loo doortay Shariif Xasan Sh Axmed
4-Wadahadaladii u dhexeeyey S/land  iyo dowlada Soomaaliya halka ay marayaan.
5-Qoxootiga Soomaalida ee ku dhibaateysan xeyaha qoxootiga ee dalka Denmark.

Hoos ka Dhageyso Shirka  Jaraa,id uu madaxweyanaha DFS ku qabtay magaalada Copenhagen.

[audio:http://k003.kiwi6.com/hotlink/mcuukm0am9/shirjara_id.mp3]

.

A Osman
Denmark

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online