Radio Halgan Live oo ay ka bixi doonaan Duruus kala duwan (Dhageyso Live)

November 28, 2014 - Written by Editor

ogeysiis1Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan walaalaha Khayrka jecel in Maamulka Halgan.net ay hawada soo galiyeen Radio Halgan oo aad si live ah ugala socon doontaan  duruus kala duwan oo live ah oo ay akhrin doonaan culuma kala duwan Inshalaah.

Shabakada Wararka Halgan .net ayaa sidoo kale u sameysay Mareeg gaar ah oo aad ka heli doontid Duruusta ,Nadwooyinka iyo Muxaadaraadka  kala duwan ( www.Radio Halgan.net ) Ama Halkan ka Eeg .

Radio Halgan Live ayaa waxaa si toos ah waxaa uga bixi doona Duruus kuwaas oo ka baxa Masaajidka ay culumada gacanta ku hayaan  Inshalaah gadaal ayaan waxaan idiinka soo gudbin doonaa Inshalaah Jadwalka  culumada iyo saacadaha hadi alle idmo.

Waxaan idiin soo gudbinynaa Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq ee magaalada Nairobi waxaana Akhriyey Sheekh Maxamed Cabdi Umal Xafidahulaah wuxuuna ka hadlay insaanka iyo maraaxisha uu soo maro iyo halka uu ku danbeyno doono kooda muslinka ah iyo kan gaalka ah .

Halkan ka Dhageyso Radio Halgan Live Khudbadii jimcaha Masjidka Abu Bakar Nairobi Sh Maxamed cabdi Umal

Maamulka Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online