Sheekh Maxamed Cabdi Umal oo Muxaadaro kaga hadli doona Buuga Xadka ridada maxaa ka run ah

November 18, 2014 - Written by Editor

buugaNairobi:-Waxaa la ogeysiinayaa dhamaan umada Soomaaliyeed ee ku dhaqan dunida dacaladeeda in habeenka khamiista  ah oo ay taariikhdu ku beegan tahay  19-11-14 uu Sheekh Maxamed Umal ka jeedin doono Muxaadaro Masjidka Abu Bakar Sadiiq ee magaalada Nairobi. Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa wuxuu muxaadaradiisa uga hadlayaa Buuga Xadka Ridada maxaa ka run ah .

Halgan.net ayaa idiin soo gudbin doonta Inshalaah muxaadarada Sheekh Maxamed Cabdi Umal .

Salaf Media
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
November 2014
M T W T F S S
 12
3456789
10111213141516
17181920212223
24252627282930
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online