
(December 27, 2014)
Helsinki:-Waxaa ka bilowday masjidka Al-huda ee magaalada Helsinki ee caasimada dalka Finland siminaarkii lixaad (6aad) oo ay soo qabanqaabiyeen dhalinyarada Horseed Nuoriso (Dhalinyarada Horseed) ee

(December 27, 2014)
Garoowe:-Waxaa maanta oo ay taariikhdu tahay 27-12-2014 si rasmi ah uga furmay magaalada Garoowe ee caasimada Puntland shirweynaha dib u eegista Qorshayaasha Hay’addaha Dawladda Puntland 2014-2015 o Mutamarka Islaamiga ee ka socday Johannesburg oo la soo afmeerayo Caawa (Dhamaad)
(December 27, 2014)
Johannesburg:-Waxaan caawa hadii alle idmo la soo afmeerayaa mutamarkii Islaamiga ee ka socday magaaladaJohannesburg dalka South Afrika waxaana ay culumada u safri doonaan gobalada kale ee dalka Sout

(December 27, 2014)
Saaxdheer:-Waxaa maanta si rasmi ah uga furmaya Deegaaanka Saaxdheer Shirwaynaha Nabadaynta Beelaha Maxamed Garaad iyo Cabdi Garaad (Qayaad Iyo Bahararsame) , iyadoo Galabnimada maanta la filayo inuu

(December 27, 2014)
Qardho:-Waxaa maanta si rasmi ah uga bilowday garoonka diyaarada ee magaalada Qardho xarunta gobolka Karkaar duulimaadyadii diyaaradaha ee dhawaan loo soo wareejiyay Magaalada Qardho ee xarunta Gobolk

(December 27, 2014)
Gedo:-Ciidanka dowladda federaalka Soomaaliya ee gobalka Gedo ayaa sheegay inay gacanta ku dhigeen mid ka mid Saraakiisha sare ee kooxda Al-Shabaab waxaana magaciisa ay ku sheegeen Sakariya Ismaaciil

(December 27, 2014)
Kismaayo:-Madaxweynaha Koonfur Galbeed Somaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan iyo wefi uu hogaaminaayo, ayaa maanta waxay gaareen Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubbada Hoose. Madaxweynaha Koonfur Galb

(December 27, 2014)
Johannesburg:-Waxaan si habsami leh uga socda dalka South Afrika Mutamarkii Sannadlaha ahaa ee Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Johannesburg(Guateng) Mutamarka ayaa waxaa uu galay maalintii 4aad
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|