Daawo Live Muxaadaro uu ka jeedinayo Masjiska Al-Tawfiiq Sh Maxamed Idirs (dhamaad)
December 21, 2014 - Written by EditorNorway:– Waxaan dhawaan si live u daawan doontaa muxaadaro uu ka jeedinayo Sh Maxamed Idirs Axmed Masjidka weyn ee Al-Tawfiiq ee dalka Norway Muxaadaro uu jeedinayo alaha dhowree Sheekh Maxamed Idirs Xafidahulaah Cinwaanka muxaadarada waan idiin soo gudbin doonaa
Hoos ka Daawo Muxaadaro uu jeedinayo Sheekh Maxamed Idirs Axmed