Daawo Muxaadaraadka iyo Duruusta dowaradii 17 ee dhalinyarada oo lagu qabtay magaalada Nairobi (Daawo)

December 9, 2014 - Written by Editor

 

IMG_20141206_102619Nairobi:-Waxaa malintii afaraad si habsami leh uga socda masjidka AL-Hidaaya ee magaalada Nairobi dowradii 17aad ee diiniga ahayd oo qabato hay’adda P.A.Y (peace &awareness youth group), dowaradan oo la qabto xiliyada fasaxa school lada ayna ka faa,idaystaan dhalinyaro badan oo gabdho iyo wiilal isugu jira.

Waxaan idin soo gudbinaynaa muxadaraatkii kabaxay xaflada furitaanka dawrada oo ka dhacday masjidka abu bakar as-sidiiq ee Nairobi

Hoos Ka Daawo Darsigii koowaad ee Dowrada oo Caqiida ah waxaan Akhrinaya Sheekh Xudeyfa .

Hoos Ka Daawo Muxaadaradii kowaad ee Sheekh Maxamed Cabdi Umal u jeediyo dhalinyarada dowrada ka soo qeybgashay waxaana cinwaanka muxaadarada uu ahaa diinta ood fahantaa waa wadada loo maro guusha.

Waxaa sidoo kale dowrada muxaadaro ka jeediyey Fadiilat Sheekh Maxamuud Shible Xafidahulaah wuxuuna ka hadlay Sheekhu social media faa’iidadiisa iyo xumaantiisa

Hoos ka Daawo Muxaadarda Sh Maxamuud Shible social media faa’iidadiisa iyo xumaantiisa.

Hoos ka Daawo Furitaanka Dowarada 17aad ee lagu qabtay Masjidka Al-Hidaaya.

Muxaadaraadka iyo Duruusta dowarada 17aad waan idiin soo gudbin doonaa hadii alle idmo .

Halgan.net
Masjidka Al-Hidaaya
Nairobi

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online