Golaha wasiirrada Puntland oo shirkoodii qodobo ka soo saaray
December 25, 2014 - Written by EditorGaroowe:-Shirkii Golaha Wasiirada Puntland oo uu maanta shir gudoominayey Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay qodobo ay ka mid ahaayeen kor u qaadida Dakhliga wasaaradaha qeybtood, hubinta turjumaada Dastuurka Puntland iyo kala xadaynta xuduudaha degmooyinka Puntland.
Hoos ka akhirso warmurtiyeedka shirka golaha wasiradda ee dowlada Puntland
no images were found
no images were found
M_M_Deeq
Halgan.net