Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Al-Rowda Sheekh Daahir Aw Cabdi (Dhageyso)
December 6, 2014 - Written by EditorBoosaaso:-Waxaan idiin soo gudbineynaa Khudbadii jimcaha ee Masjidka Al- Rowada ee magaalada Boosaaso ee xaunta gobalka Bari waxaana khudbadii maanta akhriyey Sheekh Daahir aw Cabdi Xafidahulaah oo ka mid culumada waaweyn ee Soomaaliyeed.Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa khudbadii jimcaha waxaa uu uga hadlay udabaaldega ciidaha gaalada iyo khatarta ay leedahay in gaalada la isku ekeysiiyo
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa si weyn ugu booriyay dadka inay khilaafaan gaalada ayna raacaan kitaabka iyo sunada nabiga CSW.
Sheekh Daahir Aw Cabdi ayaa dhalinta saxwada Islaamiga waxay ku xasuustaan halgankii dheeraa ee uu Sheekhu u soo galay faafinta dacwada waxaana lagu xasuustaa sidoo kale kutubtii uu ka akhrin jiray Masjidkii Ceelhindi ee magaalada Muqdisho.
Hoos Ka Dhageyso Khudbadii Masjidka Al-Rowda Ciidaha Gaalada Sheekh Daahir Aw Cabdi Xafidahulaah (Dhageyso)
[audio: http://k003.kiwi6.com/hotlink/go6refp96s/Khudbada_Jimcaha_Ciida_Kirismiska_5-Dec-2014.mp3]Ama Halkan Mp3