Madaxweynaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud oo gaaray Baydhabo

December 3, 2014 - Written by Editor

Xasan-shiikhBaydhabo:-Waxa dhawaan gaaray magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay Wafdi uu hoggaaminayo madax weynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xassan Sh Maxamuud si ay uga qayb galeen xafladda caleema saarka madaxweynaha cusub ee Koonfur Galbeed Soomaaliya Shariif Xassan Sh. Aadan.

Wafdiga Madaxweyaha DFS Xassan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa ka mid ah Xildhibaano , wasiiro , Saraakiil ciidan, Wasiiradda wafdiga madaxweynaha ka mid ah ayaa waxaa ka mid ah Wasirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Mustaf Cali Dhuxuloow, wasiirka gaashaan dhigga ee DFS Jeneraal Maxamed Sh.Xasan, wasiirka dhallinyarada iyo ciyaaraha, Khaalid Cumar Cali iyo xubno kale.

Wafdiga Madaxweyaha DFS Xassan Sh.Maxamuud ayaa si weyn loogu soo dhaweeyey magaalada Baydhabo waxaan hoolka ay ka dhacay xafladda caleema saarka u galbiyey ciidamo ka tirsan AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka Soomaalia.

War oo faah faahsan dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa insha Allaah

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online