Mareegta AMISOM oo lagu daabacay in Col.Cali uusan ahayn Afhayeenka AMISOM
December 26, 2014 - Written by EditorMuqdisho:-War-saxaafadeed lagu daabacay mareegta AMISOM ayaa lagu sheegay in Col.Cali Aadan Xaamud uusan ahayn afhayeenka AMISOM sidaas awgeed wararka uu bixiyo Col Cali Aadam ay isaga u gaar tahay.Wixii khuseeyey Ciidanka AMISOM waxaa hadda ka dib la gala Xidhiidhaa Eloi Yao. Halkaan ka eeg fariin wareedka lagu daabacay mareegta Ciidanka AMISOM
Hoos ka eeg War-saxaafadeedka lagu daabacay mareegta Ciidanka AMISOM
PRESS RELEASE
(For Immediate Release)
Colonel Ali Aden Houmed
The Africa Union Mission in Somalia would like to clarify that Colonel Ali Aden Houmed is not a spokesperson for AMISOM.
AMISOM therefore disassociates itself from any statements issued by Colonel Ali Aden Houmed and further advises that such statements be regarded as his own personal view and at no time should they be seen as AMISOM’s position.
All enquiries regarding AMISOM must be directed to Eloi Yao whose contacts are below.
____________________________________
For more information, please contact; Eloi Yao, AMISOM Spokesperson,
Cell phone: (Somalia) +252 699 525 773; (Nairobi) +254 702 155 126; Email: amisommediacentre@gmail.com