Mu’assada Al-Karam oo maalintii 2aad howlo dacwadeed fulisay.[Masawiro]

December 5, 2014 - Written by Editor

IMG_3595 [Max Width 1024 Max Height 768]Buuhoodle:-Galabnimadaii Shalay waxey Mu’assadu Siisey Simnaar Ballaadhan ay siisey Golaha Multaqaha ardayd ka baxdey  Machadka weyn ee Al-Furqaan  Tababarkan oo ku saabsan Maamulka iyo Fahanka Nolosha iwm . Dr Sh Maxamed Yuusuf Warsme (Fidhin) oo ka mida ahaa Culimada Tababarkan iyo Muxaadarooyinka ka Bixinayey ayaa Ardayda si ballaadhan ugu Sharaxey Ahmiyada ay Leedahay Fahanka Nolosha  Tubta Guusha Lagu Gaadho.

Waxaa uu Gudoomiyaha Cusub iyo Kii horeba lakal wareegeen Xilka Masuulka Daxwada ee Gobolka Cayn  iyadoo Gudoomiyihi  Hore uu Xilka iyo Masuuliyada Hayey Laba Sano. Duhurnimadii Salaada Jimce Waxaa Khudbad Qiime Badan Ka Jeediyey Masuulka  Sare ee Xafiiska Dacwada  Gobolk a Sool, ahna Madaxa Xafiiska Al-Karam Faraceeda Gobolka Sool Sh Axmed Maxamed Suleymaan Isagoo Kaga Hadley Khudbada Jimcaha (Todobada Danbi ee Wax Halaaga )

Galabnimadii  maanta waxaa Tababarkii Labaad La siiyey Dumarka Ducaada Gobolka Cayn , iyo Ardayda wax ka barata Macaahid Shareecada , iyagoo ay Culimadu Siiyeen Sinimaar aad u qiimo badan  oo Ku Saabsan Sida Loo Maareeyo Nolosha iyo  Tubta Toosan ee guusha loo Maro , iyo Fahnka Nolosha .

Sh Dr Maxamed oo ahaaa Soo Jeediyihii Rababarka ayaa ardaydu Waydiyeen Su’aalo badan oo ku saabsan Mawduucii uu ku Saabsanaa Sinimaarku . Sidoo Kale Waxaa Caawa ay la yeesheen Culimadu Dhamaan Kuliyadaha kala duwan ee Jaamacada Bariga Africa  Faraceed Magaalada Buuhdoodle Kulankan oo Ku Saabsanaa Sidii ardadyu ay uga soo bixi ahaayeen dawrkood Ardaydnimo iwm .

no images were found

Mawliid Ismacciil Haradigeed  
Buuhoodle Gobolka Cayn Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online