Mu’assada Al-Karam oo soo Gabagabaysey Safar Dacwadeedkii Gobolka Cayn iyo Sool‏.[Masawiro]

December 7, 2014 - Written by Editor

IMG_3676 [Max Width 1024 Max Height 768]Buuhoodle:-Wafdigii Culimada ahaa ee maalmahaan Safar Dacwadeed ka marayey qaar ka mid ah Deegaamo ka tirsan Gobolka Cayn , ayaa ku soo gabagabeeyey maalinadii Shalay ee Sabtida. Wafidgan oo uu Hogaaminayey Sheekh Axmed Maxamed Suleymaan oo ah Madaxa Xafiiskada Dacwada Gobolka Sool iyo Mu’asasada Al-Karam Farceeeda Gobolka Sool ayaa kormeerka ku soo afjarey Goobaha Waxbarsada ee Magaalada Buuhoodle .

Waxay soo Kormeereen Culimadu Dugsiga Sare ee Hawd Secondry School , Machadaka Al-furqaan ,Xarunta Jaamacada Bariga Africa , iyo Machadka Umu Salama ee Magaala ku yaala Intii ay kormeerka ku jireen Culimadu waxay Ardayda siiyeen Odhaaahyo Dhaxal gal ah iyo Baraarujin , iyo dhiiri gelin ay u sameeyeen Ardaydii ay Booqdeen .

Sidoo kale waxay Wafdigaan ay Safar Dacwadeed ku soo mareen Tuuloodyin ay k mid yihiin Qararo , iyo Ceegaag , iyagoo si guul ah ku soo dhameystey Hawshoodii Dacwadeed .

no images were found

Mawliid Ismaaciil  Haradigeed
Halgan.net ,Buuhoodle

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online