Noqo qof wax tar leh Muxaadaro Qiimo badan Sh. Dr. Ali Mahamed Salah (Daawo)
December 10, 2014 - Written by EditorNorway:-Waxaan idiin soo gudbineyna Muxaadaro Qayima ah oo aan u wada bahanahay oo uu jeediyey Sh.Dr. Ali Mahamed Salah wuxuuna cinwaan uga dhigay Sheekha Noqo qof wax tar Leh .
ilaahayna Ha xafidiyo Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah o isaga Waalidkiis Aan Ka wada faa”iidaysano walaallada kalena aan la jeclaano khayrka aan ku casuumno. Insha allaah.
Hoos ka Daawo Muxaadarada Noqo Qof Wax Tar Leh Sheikh Dr. Ali Mahamed Salah
Masjid Tawfiiq
Norway
Oslo