Prof.C/Salaan Tunkub oo Laascaanood ku soo Bandhigey Buugaag uu qorey‏.[Masawiro]

December 11, 2014 - Written by Editor

IMG_3898 - Copy [Max Width 1024 Max Height 768]Laascaanood:-Proff C/Salaan Maxamed Xuseen oo ah Qoraa Soomaaliyeed ayaa soo Bandhigey Qaybtii 1aad ee Buugaag uu Qorey , Kuwaasoo ah Manhajyo Af-Somali Kuqoran oo 5 Buug oo uu Qorey. Qoraaga ayaa Wuxuu Qorey 5 Buug oo kala ah :-

1. Buuga Manhajka Af-Somaliga Dugsiyada Sare oo ah Buug Ka Hadalaya Dhaqanka iyo Hidaha Soomaaliyeed oo ah 225 Bog.

2. Buuga Xisaabaadka Maaliyada oo Ah Buug ka Hadlaya Shuruucda Bandhigaya Caalamiga ah iyo Xisaabkooda (600 Page ).

3. Manhajka Dhaqaalaha iyo Anshaxa Ganacsiga oo ah Buug Ka Hadlaya Basarka Gnacsiga iyo Hormarkiisa (112 Page).

4. Buuga Manhajaka Cuntada iyo Caafimaadka oo h Buug Ka Hadalya Caafimaadka iyo Cuntooyinka iyo Nadaaafada ( 100 Page).

5. Buuga Afka iyo Dhaqanka oo ah Buuga Ka Hadalaya Luuqada Somaliga Isna Waa (1000 Page).Laakiin Waa Afar Qaybood.

6. BuugaBuuga Higaada oo ah Buuug Caruurta Laga Baro Higaada iyo Akhriska Isna Waa (60 Page ). Intaa waxa sii dheer Buug uu ka Qorey Qaadka iyo Dhibaatooyinkiisa.

Proff ayaa Lixdaan Buug ku soo Bandhigey maanta Hotel Al-Mustaqbal oo ah Xarunta Ganacsiga Gobollka Sool ,Sidda uu sheegey Proff.Salaana Tunku wuxuu wadey Buugaagtaan marka laga Reebo Buuga Xisaabaadka Maaliyaadka iyo ka Higaaada wuxuu Qorey 24 Bilooda Gudood.

Haddan wuxuu ku tala jiraaa inuu soo dhameeyo qoraalkaa Buugaagtaan 24-ka Bildood ee soo Socda Iyadoo ay u hadheen 10 Buug oo kale oo uu Qoraalkooda Gacanta ku Hayaa Hadda , guud ahaana Waa 16 Buug oo uu doonayey inuu ku Qoro mudo 4 Sano ah .

Magaalada Laaascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayuu Qoraagu keeney 2 Casho ka hor 2000 Buug wax ka badan , Iyadoo maaanta magaalada looga dareerey In Buugaagta La wada Akhristo. Shacabka reer Laascaanood oo ah dad Jecel Akhriska ayuu aad uga Mahad naqey Buugaagta uu u soo bandhigey Aqoonyahanku Iyagoo u ballan qaadey iny ka Faa’ideysanaayaan.

no images were found

Mawliid Ismaaciil Harodigeed
Laascaanoood , Somalia

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online