Puntland oo canbaaraysay weerarkii Al-shabaab ku qaadeen xarunta Ciidamada Amisom ee Xalane

December 26, 2014 - Written by Editor

plGaroowe, December,  26,  2014 Dawladda Puntland ee Soomaaliya ayaa waxay si buuxda u canbaareysaa duulaankii ay   ku qaadeen kooxda nabad-diidka ah ee Ururka-Alshaab xarunta ciidmada Amisom ee deegaanka xalane sidoo kale Dawladda Puntland waxay ku amaaneysaa sida geesinimadda leh ee ay iskaga caabiyeen ciidamada Amisom iyo ciidanka Soomaaliya ismiidaamintii iyo qaraxyadii  ay kusoo qaadeey maleeshiyada alshabaab.

Ugu Danbayn.

Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr. Cabdi-weli Max’ed Cali Gaas ayaa uga direy tacsi dhammaan ciidanka Amisom iyo ciidanka Soomaaliya waxyeeladii ka soo qaadhey duulaan kaasi.

Sidoo kale Madaxweynaha Dawladda Puntland wuxuu wax laga xumaado ku tilmaameymay shacabkii soomaaliyeed ee meeshaa ku waayey naftoodii isla-markaana Madaxweyne Dr.Cabdi-wali Max’ed Cali Gaas wuxuu u tacsiyeeyey dhammaan shacabka soomaaliyeed ee wax-yeeladu kasoo gaadhey qaraxyadaasi.

War-saxaafadeed XAF/0048/2014
Madaxtooyada Dowladda Puntland

Leave a comment

*

Archives
December 2014
M T W T F S S
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online