Xaflad loo qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood (Masawiro)
December 20, 2014 - Written by EditorLaascaanood:-Munaasabad Balaadhan oo Lagu qabaty Hoolka Shirarka Ee Hutel Mustaqbal Ee Magaalada Laascaanood ayaa waxaa Xaflad ku qabtay Markazka Iimaamu Shaadibi Ee Laascaanood ku Yaala Markaaz Oo Lagu Barto Qiraa Oo Yinka Kaladuwan Ee Qur Aanka Kariimka ah,
Maamulka Markazka Iimaamu shaadhibi ayaa Halkaas ka sheegay in ay Qabteen tartan ay u Qabteen ardayda dhigata Markazka Kaas Ku waas oo tiradood ahayd 28,araday waxana ay ku Tar Tamayeen 30,ka JIs,21,ka Jis 15 ka Jis iyo 7 jis Ee Qur aanka Kariim ka ah
Waxaa halkaas ku soo Baxay kooxihii ku tartamaysay 30,ka jis 21 ka Jis 7 Jis oo tiradoodu ahayd 11 arday waxaana la gudoon siiyay Abaal Marino Lacago ah,
waxaana lagu gudoon siiyay 7 arday oo kamida Markazka Iimaamu Shaadhibi Ee Dhamaysay ayaa Lagu doon siiyay Asaanida Qur aanka Kariim ka ah Oo Markazkau Bixiyo,
Geesta kale Maamulka Markazka iimaamu shaadhibi ayaa hal kaas ka sheegay inay qaa danayaan arday Yar yar oo Da” doodu kala Thaay 6, 7, 8, shuruuda waalidka Lagarabaa oo ah inay Caruurtaas yaqaaniin higaada Qur Aanka Kariimka, ah sidoo kale ardayda Laqaa Danayo ayaa waxa ay tiradoodu ku sheegeen Masuuliyiinta MarkazkaasI 13 Arday
no images were found
Markazkan Iimaamu Shaadibi ayaa waxa uu wax wayn kabadalay Guud ahaan Gobolada Sool Sanaag Iyo Cayn Gaar ahaan Gobolka Sool Ardayda ayaa Labaraa Qaabkii Qur Aanka Kariimka ah loo gu akhriyo dhigan jiray Markazka ayaa waxa Hada Caawiya dad Soomaliyeed Oo Musliim ah ku waas oo ka Caawiya Kirada iyo iyo baahiya uu Markazku u baahdo,
Cabdikariim C/laahi
Laascaanood
Halgan.net