Dagaalo khasaaro badan geystay oo weli ka socda deegaanka Deefow

January 21, 2015 - Written by Editor

dagaalHiiraan:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Beledweyne ee xarunta gobalka Hiiraan ayaa sheegay in xalay ay mar kale dagaalo ay dib uga soo cusboonaadeen deegaanka Deefow ee duleedka magaalada Beledweyne.

Dagaalkaan ayaa waxaa uu u dhexeeya labo beelood oo  walaalo ah oodwadaagna ah dagaalkuna wuxuu ka socdaa deegaanka Deefow wuxuuna geystay khasaaro leh dhimasho iyo dhaawac.

Wararkii ugu danbeeyey ee naga soo gaaray deegaanka Deefow ee duleedka magaalada Beledweyne ayaa sheegay in dagaaladii shalay iyo xalay ka dhacay deegaanka Deefow ay ku dhinteen 11 qof, tiro 20 ka badana wey ku dhaawacmeen.

Culimo’udnka, Odayaasha iyo Waxgaradka labada beeelood ayaa wada dadaal lagu joojinayo dagaalka fitanta ah ee ka dhex aloosan labada beelood ee walaalaha ah ee wada dega gobalka Hiiraan

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online