Xaflad lagu furayey Mac-had Shareecada lagu baranayo oo lagu qabtay Masaajidka Hidaaya ee Nairobi [Masawiro]
(January 22, 2015)
Nairobi:-Xaflad lagu furayey mac-had shareecada lagu baranayo ayaa  lagu qabtay masaajidka hidaaya ee magaalada Nairobi.Xafladdan oo heer sare loo soo agaasimay ayaa waxaa furitaankeeda ka soo qeyb g
Madaxweynaha DFS Xasan Sh oo ka hadlay weerarkii ismiidaaminta ee ka dhacay Hotel SYL (Dhageyso)
(January 22, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa galabta socdaal ku tagay hotelka SYL ee magaalada Muqdisho oo uu maanta ka dhacay qarax Ismiidaamin ah kaas oo loo adeegsaday gaari laga soo buuxi
Raisulwasaaraha DFS oo cambaareeyay Weerarkii lagu qaaday Hotel SYL
(January 22, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul Wasaaraha dowladda Federaalka ee Soomaaliya Mudane Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke, ayaa si kulul u cambaareeyay weerarkii ismiidaaminta ahaa ee kooxda Al-shabaab ku qaaday maanta
Faah faahin ka soo baxeysa Qaraxii Ismiidaminta ee ka dhacay Hotel SYL
(January 22, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in qarax uu ka dhacay afaafka hore ee Hotelka  SYL ka dib markii ciidanka ilaalada ee Hotelka ay joojiyeen gaariga ay ku xirnaayeen
Sh.Umal iyo Sh.C/qaadir Boobe oo safar dacwo ku tegay Mozambique.[Masawiro]
(January 22, 2015)
Nairobi:-Mozambique:-Waxaa maanta oo ahayd khamiis 22/01/2015 abaarihii 12ka oo rubi dhiman AM ka soo degay garoonka caalamiga ah ee nampula dalka Mozambique Sh Maxamed Cabdi Umal iyo Sh c/qaadir boob
Madaxweynaha DFS oo beri Muqdisho ku soo dhoweynaya dhigiisa Turkiga.[Masawiro]
(January 22, 2015)
Muqdisho:-Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xassan Sheekh Maxamuud ayaa la filayaa inuu beri dalka ku soo dhoweeyo Madaxweynaha Turkiga Mudane Recep Tayyip Erdoğan. Socdaalkan ay
Dowladda Puntland oo ka hadashay booqashadii Madaxweyne Siilaanyo ee Laascaanood
(January 22, 2015)
Garoowe:-War-saxaafeed ka soo baxay dowladda Puntland ayaa waxaa lagu cambaareeyey safarkii uu Madaxweynaha S/land Axmed Maxamed Siilaayo uu ku tegay magaalada Laascaanood e xarunta Gobolka Sool. W
Madaxweyne Gaas oo safar shaqo ugu baxay magaalada Boosaaso
(January 22, 2015)
Boosaaso:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Garoowe ee caasimada dowladda Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynaha Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas uu maanta safar shaqo ugu baxay magaalada Boosaas
Shirkii Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo looga hadlay amniga
(January 22, 2015)
Garoowe:-Shirka Golaha Xukuumada Dawladda Puntland oo uu shir gudoominayey Madax weynaha Dawladda Puntland Dr.C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay Safarkii shaqo ee uu madaxweyne ku xigeen
Hay’adda culumada Soomaaliyeed oo bayaan ka soo saartay kulankii R/W Sharmaarke (Akhriso)
(January 22, 2015)
Muqdisho:Hay’adda culumada Soomaaliyeed ayaa Warsaxaafadeed ka soo saaray kulankii ay shalay la qaateen Raisulwasaaraha DFS Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke waxaana ay Hay’adda culumada soomaaliyee