Ra’iisul wasaare Dr.Cumar Cabdirashiid oo magacaabay golahiisa Wasiirada [Akhri/Dhagayso]
(January 11, 2015)
Muqdisho:-Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Dr. Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke ayaa caawa si rasmi ah ugu dhawaaqay golaha Wasiirada ka dib Xaflada balaaran oo ka dhacday Xa
Ra’iisulwasaaraha DFS oo la filayo in uu caawa ku dhawaaqo golihiisa wasiirada.
(January 11, 2015)
Muqdisho:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Raisulwasaaraha DFS  Cumar Cabdirashiid Cali Sharma’arke  la filayo in uu caawa ku dhawaaqo golihiisa wasiirada. Waxaana haat
Puntland oo saxaafadda u bandhigtay Saldhigyo ay kala wareegeen Al-shabaab.[Masawiro]
(January 11, 2015)
Galgala:-Saraakiisha ciidanka dowladda Puntland ayaa markii ugu horaysay warbaahinta u soo bandhigtay Saldhigyada ay ka saareen kooxda Al-shabaab  ka dib howlgalo ay buuraleyda Calmadow ka fuliyeen c
Xaflad Lagu Daah furayey dhismaha cusub ee Jaamacada Bariga Afika Faraca Qardho oo lagu qabtay Qardho.[Masawiro]
(January 11, 2015)
Qardho:-Xaflad si heersare ah ay usoo agaasimeen Maamulka Macalimiinta iyo Ardayda Jaamacada Bariga Afrika Faraceeda Magaalada Qardho ayna ka soo qayb galeen qaar ka mid ah golah wakiilada dowladda Pu
Daacish VS Jabhada Al-Nusra أبو ذر الجزراوي oo gaaleysiinaya Al-Qaacida Fil Shaam (Daawo)
(January 11, 2015)
Suuriya:-Xaalada Shaam ayaa ah mid cakiran ka dib markii ay kooxo Khawaarij iyo Takfiiriyiin ah ay lugaha qabteen Mashruucii Islaamiga ahaa ee ka socda Shaam waxaa maalinba maalinta ka danbeysa soo ba
Garaad Cabdirisaaq Garaad Soofe oo Buuhoodle siweyn loogu soo Dhaweeyey (Masawiro)
(January 11, 2015)
Buuhoodle:-Waxaa magaalada Buuhoodle 50 Ki Casho ee u danbeeyey ka socday Qaban u Diyaargowga Xaflad Caleemo Shub oo Lagu Caano Shubayo Garaakd guud e Beesha Axmed Garaad ., Garaad C/Risaaq Garaad Soo
Ciidanka Amaanka ee Jubaland oo qabtay 10 qof ka dib howgalo ay ka sameeyeen Kismaayo
(January 11, 2015)
Kismaayo:-Wararka naga soo gaaraya magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose ayaa sheegaya in ciidamada amaanka ee Maamulka J/land ay xalay gacanta ku dhigeen 10 qof oo lagu eedeeyey in ay ka tirs
Bam Gacmeed xalay lagu tuuray Saldhiga Bartamaha ee magaalada Boosaaso
(January 11, 2015)
Boosaaso:-Wararka aan saaka ka helayno magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari ayaa sheegaya in xalay Bam gacmeed lagu tuuray Saldhiga bartamaha ee magaalada Boosaaso waxaan halkaas ku dhaawacmay L