Jaaliyadda Soomaaliyeed ee Copenhagen oo Xaflad u qabtey Boqor Burhaan

January 29, 2015 - Written by Editor

4Copenhagen:-Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa kulan uu la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Copenhagen ee caasimada Danmark. Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa waxaa uu maalmahaan ku suganaa magaaada Copenhagen iyadoo kulan kala warqaadasho iyo soo dhaweyn ah caawa loogu sameeyey magaalada Copenhagen.

Xaflada si weyn loo agaasimyey ayaa Jaaliyadda Soomaaliyeed ee magaalada Copanehagen u samaysay Boqor Burhaan Boqor Muuse waxaan qabanqaabada xaflada lahaa  maamulka Jaaliyada Puntland PDF ee Copenhegan.

Gudoomiyaha Jaaliyada Puntland PDF ee Copenhegan Axmed Maxamed Nuur ayaa furay xaflada intaas ka dibna waxaa kalmada waano iyo dardaaan ah u jeediyey dadweynihii ka soo qayb galay Xaflada Sh.Cabdiraxmaan Abyad oo ku waaniyey in Alle laga baqo.

Warbixinta xaflada iyo masawirada dib ayaan idinkaga soo gudbin doonaa haddii alle idmo

Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
January 2015
M T W T F S S
 1234
567891011
12131415161718
19202122232425
262728293031  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online