107 qof oo ku dhintay Masjidka Xaramka ka dib wiish soo dumay (Masawiro)

September 11, 2015 - Written by Editor

Makka1Mekka:-Allaha u naxariistee ugu yaraan 107 qof ayaa ku dhintay Masjidka Xaramka ee magaalada Makka ka dib markii wiish uu ku dumay dhismaha masaajidka. Wiishka dumay ayaa waxaa loo aanaynayaa in uu sababay Roobab xooggan oo maalmihi u danbeeyey ka da’ayey magaalada Makkah ee dalka Sacuudi Carabiya.

Wiishka ayaa la sheegayaa in uu ku dhacay Danab ka dibna uu ku soo dhacay Maqaamu Ibrahim Gadaashiisa dhinac bari masjika xaramka. Masuuliyiinta dalka Sacuudi Carabiya ayaa saxaafadda u sheegay in ugu yaraan 238 qof ay ku dhaawacmeen.

Wiishkaan dhacay oo ahaa mid weyn ayaa waxaa sababay dhaawac iyo dhimasho xil boqolaal kun oo Muslimiin ah oo ka kala yimid aduunka oo dhan si ay u gutaan waajibaadka Xajka.

no images were found

Alle waxaan uga baryeynaa intii dhmatay in uu alle u naxariisto ehelkoodiina uu sabar ka siiyo kuwa dhaawacmayna in Alle u boogo dhayo.

A/cawaale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online