
(September 10, 2015)
Muqdisho:-Golaha Wasiirad ee Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta yeeshay kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Wasiirka Cadaalada Mudane Cabdullaahi Axmad Jaamac Ilka-

(September 10, 2015)
Hargeyso:-Madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa ku goor dhow ku dhawaaqay xiliga rasmiga ah oo ay doorashooyinka madaxtooyada iyo golaha wakiilada somaliland ka dhici doonaan d

(September 10, 2015)
Kismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu ku dhawaaqay in t

(September 10, 2015)
Caabudwaaq:-Xaaladda degmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud ayaa maanta degan kadib laba maalmood oo ay ku dagaalameeyn maleeshiyo kala taabsacsan Ahlu-Sunna iyo Wasiirka ganacsiga Galmudug Cabdiladi

(September 10, 2015)
Abqaalle:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 10-9-2015 tababar ugu furay xerada Abqaale oo ku taala Degmada Xarfo Ciidan Booliis ah oo lag Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Aw Libaax oo gaaray magaalada Kismaayo (Daawo)
(September 10, 2015)
Kismaayo:-Waxaa saaka gaaray magaalada Kismaayo ee xaunta Gobalka J/Hoose Maxamuud Sayid Aadan iyo Maxamed Aw Libaax oo ah siyaasiyiin ka soo jeeda gobalka Gedo oo si weyn uga soo horjeeday Maamulka J Madaxweynaha DFS oo gaaray goor dhow gaaray degmada Afgooye
(September 10, 2015)
Afgooye:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaana ujeedada socdaalka Madaxweynaha DFS lagu sheegay in uu kormeerayo xaalada ami

(September 10, 2015)
Leicester:-Waxaan idiin soo gudbineynaa muxaadaradaadkii kala duwanaa oo ay culimadu ka jeedi yeen Mutamarkii Islaamiga ahaa ee ka dhacay magaalada Leicester ayna soo qaban qaabisay Mu'ssadda Irshaad, Xaflad qalin Jabin ah oo loo qabtay Arday ka qalin Jebisay Jaamacadda Bariga Africa ee Galdogob.[Masawiro]
(September 10, 2015)
Galdogob:-Munaasabad balaadhan oo si heer sare ah loo soo agaasimay ayaa ka dhacday Masjid ka imaamu Shaafici ee magaalada Galdogob. Munaasabadan ayaa ahayd mid Jaamacadda Bariga Africa faraca Galdogo

(September 10, 2015)
Minneapolis :-Waxaan idiin soo gudbineynaa Barnaamijka Fagaaraha oo ah barnaamij lagu falanqeeyo siyaasada xaalada Soomaaliya waxaana looga hadlay Siyaasada dalka Soomaaliya xagey ku socotaa 2016 .
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|