![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/09/DSC088031.jpg)
(September 22, 2015)
Qardho:-Waxaa maanta magaalada Qardho ee xarunta Gobolka Karkaar lagu dhaariyay ilaa 29 Xildhibaan oo ka mid noqon doona golaha deegaanka ee degmada Qardho Xubnahaan oo maalmihi danbe xulitaan kooda l Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada Laascaanood.[Dhagayso]
(September 22, 2015)
Laascaanood:-Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, waxa ka baxsaday illaa iyo 16 maxbuus saaka, oo qaarkood ay ku eedeysanaayeen dilal. Arrintani, ayaa waxa fududeeyay qaar
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/09/cabdirabimansuur.jpg)
(September 22, 2015)
Yemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi uu soo gaaray goordhow magaalada Cadan
![](https://halgan.net/halgan/wp-content/uploads/2015/09/drones.jpg)
(September 22, 2015)
Baydhabo:-Wararka imaanaya gobolka Baay, gaar ahaan deegaanka Labaatan Jiroow oo 60 KM u jira magaalada Baydhabo ee xarunta gobolkaasi ayaa sheegaya in Diyaarado laga leeyahay dalka Kenya ay duqaymo k Tv-Al-Jazeera oo warbixin ka diyaariyey dagaalka ciidanka Puntland ay kula jiraan Al-shabaab.[Daawo]
(September 22, 2015)
Nairobi:-Tv-ga Al-jazeera ayaa waxaa uu warbixin ka diyaariyey dagaalka ay ciidanka daraawiishta Puntland iyo Al-shabaab u dhexeeya dagaalkaas oo dhowr jeer ka dhacay Buuraha Golis gaar ahaan deegaana Aragtid Puntland ee ku Aadan Wadatashiga Qaran ee Geedi-socodka Doorashooyinka 2016-ka
(September 22, 2015)
HORUDHAC: Ka dib markii Soomaliya ay muddo ku jirtay nidaam KMG ah ayaa bishii Agoosto sannadkii 2012 waxaa loo gudbay Dowlad Federal ah oo loo dhan yahay. Waxaa la dhamaystiray Golayaashii Dowladda w Afhayeenka dowladda Puntland ma jiro wax go’aamo ah oo ka soo baxay shirkii wadatashiga ee Muqdisho.[Dhagayso]
(September 22, 2015)
Muqdisho:-Afhayeenka dowladda Puntland C/llahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo waraysi gaar ah siiyey idaacadda Daljir ayaa waxaa laga waraystay shirkii ka dhacay wadatashiga doorashooyinka 2016 isa
![]() |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Archives |
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
English Article
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Somali Links
|
||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||||
Fatwa Online
|