Afhayeenka Dowladda Puntland C/llahi (Quraan-jecel) oo laga waraystay Shirka Muqdisho.[Dhagayso]
September 21, 2015 - Written by EditorMuqdisho:-Afhayeenka Dowladda Puntland Cabdullahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel) oo la hadlay saxaafadda ayaa xusay in wafdiga dowladda Puntland aysan wax shir ah ka qayb gelin marka laga reebo shirkii dhacay 19.09.2015 ee lagu xulayey guddiga farsamo oo laga xulayey dowladda Federaalka Soomaaliya iyo dowladdaha xubnaha ka ah dowladda Federaalka Soomaaliya.
Hoos ka Dhagayso waraysiga Afhayeenka Dowladda Puntland C/llahi Maxamed Jaamac (Quraan-jecel)
[audio:http://idilnews.com/wp-content/uploads/2015/09/Afahayeenka-Puntland-Quraan-Jecel-.mp3]M_M_Deeq
Halgan.net