Baarlamaanka Maamulka Jubaland oo lagu darayo 10 xubnood (Daawo)

September 10, 2015 - Written by Editor

Axmed_MadoobeKismaayo:-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa goor dhow waxaa uu shirjaraa,id ku qabtay magaalada Kismaayo ee xarunta gobalka J/hoose waxaana uu ku dhawaaqay in toban xubnood oo dheeraad ah lagu soo dari doono Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaanada Dowlada Jubbaland, ayaa waxaa ay noqon doonaan 87 xubnood hadii lagu daro 10 xubnood ee cusub kuwaas oo la siin doono beelo cabasho ka muujiyey qaabka loo xulay xildhibaanada baarlamaanka Jubaland. Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa sheegay in ay wadatshi ay la yeesheen waxgaradka Jubaland ,DFS iyo Beesha Caalamka ay go,aansadeen in 10 xubnood lagu kordhiyo baarlamaanka J/land si loo xaliyo cabashooyinka qaar ka mid ah beelaha dega gobalada Jubooyinka.

no images were found

Hoos ka Akhriso warsaxaafadeedka ka soo baxay Madaxtooyada Jubaland

Cabdi Yare
Kismaayo

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online