Danjire Maxamed Cabdi Afey oo waraysi gaar ah siiyey Golaha 88.[Dhagayso]
September 30, 2015 - Written by EditorNew York:-Safiirka urur goboleedka IGAD u qaabilsan arrimaha Soomaalia Danjire Maxamed Cabdi Afey ayaa waxaa waraysi gaar ah siiyey Golaha 88 uga warramay arrimo badan oo Soomaaliya ku saabsan gaar ahaan arrimaha Soomaaliya looga hadlayey ee ka dhacay xarunta Qaramada Midoobay ee magaalada New York.
Hoos ka Dhagayso waraysigii Danjire Maxamed Cabdi Afey uu siiyey Golaha 88
Source Golaha 88