Dufcadii 9aad oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood.[Masawiro/Video]

September 13, 2015 - Written by Editor

4Laascaanood:-Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday ayaa waxaa ay ka qalin jabiyeen Machadka Khadiija ee magaalada laascaanood ee xarunta Gobolka Sool. Munaasabad qiimo badan oo loo dhigay ardaydani ayaa lagu qabtay xarunta Machadka Khadiija ee Laascaanood iyadoo la gudoon siiyay shahaadooyin iyo abaalmarino kala duwan. Machadka Khadiija oo ka mid ah Macaahidda waaweyn ee gobolka Sool ayaa soo saaray sanad waliba arday fara badan oo u gudba dugsiyada sare ee magaalada laascaanood.

no images were found

Hoos ka Daawo Dufcadii 9 aad oo ka kooban 113 arday oo ka qalin jabisay Machadka Khadiija ee Laascaanood

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online