Fadliga maalinka Carafa iyo Axkaamta Udxiyada Sh Maxamed Umal [Dhamaad]

September 20, 2015 - Written by Editor

3umalNairobi:-Walaalaha Muslimiinta Soomaaliyeed meel kastood ka joogtaan Daartan dhamaaneysa. waxaan idinkugu bishaareynayaa inay caawa jiri doonto Muxaadaro cinwaankeedu yahay فضل يوم عرفة وأحكام الأضحية Fadliga maalinka Carafa iyo Axkaamta Udxiyada waxaana soo jeedindoona Samaaxatal waalid al-callaamah Sh maxamed Cabdi umal حفظه الله waxayna ka dhici doonta Majidka wayn Abu-bakar ee xaafada islii Nairobi Kenya, saacaduna waa bacdal maqrib 7:00 Taariikhduna waa 05-12-1436H oo ku aadan 19-09-2015. waxay si toos ugala socon karaan walaalaha aan fursada u helin inay soo haleelaan Masjidka www.halgan.net.gaar ahaan Radio Halgan Live

Radio Halgan Live ayaa inta badan waxaa uu soo tabiyaa Duruus iyo muxaadaraad Fataawo Live ah oo ay soo jeediayaan culimada Soomaaliyeed ee ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisa.

Radio Halgan Live ayaa inta badan waxaa uu soo tabiyaa Duruus iyo muxaadaraad Fataawo Live ah oo soo jeediayaan culimada Soomaaliyeed ee ku kala sugan dalka gudahiisa iyo dibadiisa. Duruusta muxaadaraadka iyo Fataawaha culimada ayaa waxaa sidoo kale Live u tabinaya Radio Halgan Live iyo Radio Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah oo live u tabisa Duruusta iyo muxaadaraadka ,Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlga magaalada Muqdisho lagana dhageysto koonfurta Soomaaliya.

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qor Radio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin.

Hoos ka Dhagayso si live ah Radio Halgan iyo Idaacadda Radio Al-xikma

ama Halkaan ka Dhagayso

Halkan Ka Dhageyso Radio Halgan Live.

Halkan ka eeg Mareegta Radio Halgan Live

Maamulka Radio Halgan Live

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online