Halgan.net oo Muslimiinta ugu Hambalyeynaysa Munaasabadda Ciidul Adxaa.

September 23, 2015 - Written by Editor

Ciida2Maamulka Shabakadda wararka ee Halgan.net ayaa waxay ugu hambalyeynaysaa shacabka Soomaaliyeed iyo dhamaan Muslimiinta meel walba ay joogaan Munaasabada Ciidul Adxaa. Dhamaan Maamulka iyo Shaqaalaha Halgan.net oo isku duuban waxay halkaan Hambalyo gaar ah ugu dirayaan Akhristayaasheena Sharafta badan waxaana alle uga baryeynaa in uu naga aqbalo acmaasha khayrka ah nagana xoreeyo naartiisa Aamiin.

Shacabka Soomaaliyeed ayaa waxaan alle uga baryeynaa in qalbigooda isku soo dumo kuwa hagardaamada ku wada gudaha iyo dibadana ee dhiigooda baneystana ka qabto dhibkana alle ka saaro meel walba ay joogaan .aamiin.

Markale Hambalyo Hambalyo Ciid wanaagsan

Maamulka Halgan.net
Mecca

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online