In ka badan 717 -xujey oo ku geeriyoodey Isbuurasho ka dhacdey Mina (Masawiro)

September 24, 2015 - Written by Editor

1Mecca:-Dowlada Sucuudiga ayaa sheegay inu ugu yaraan 717  xaaji ay dhinteen ka dib markii xujaajtu ay is buurteen waxaana dhaawac uu sii marayaa in ka badan 805 xaaji .Xujeyda ayaa isku buurtay Mina.

Ciidanka Gurmadka Sucuudiga ee ka howlgala Mecca iyo xaramka ayaa sameeyey dadaal dheeri ah waxaana ay badbaadiyeen xujey aad u faro badan.

Inta badan ayaa waxaa sababa shilalka noocaan oo kale ah qaar ka mid ah Xujeyda oo aan raaceyn tacliimaadka ay siinayaan culumada iyo ciidanka Gurmadka ee mar walba u taagan caawinta Xujeyda.

Waxaan alle uga baryeynaa dhamaan Xujeydii ku dhimatay isbuurashada ka dhacday duhurkii maanta Mina in alle janatul fardoos geeyo kuwa ku dhaawacmayna uu siiyo caafimaad degdeg ah Aaamiin.

no images were found

Cabdi C/casiis
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online