Khudbadii Jimcaha Masjidka Al-Suna ee Cap-Town Sh Qaasim Cabdi Hayaan (Dhageyso)

September 9, 2015 - Written by Editor

1Cap-Town:-Waxaan Idiin soo gudbineynaa khudbadii Masjidka Al-Suna ee magaalada Cap-Town waxaaana khudbada jeediyey Sheekh Qaasim Cabdi Hayaan waxaana uu Sheekhu uga hadlay khudbadiisa dhibaatada heystay Muslimiinta iyo wax sabab u ah oo ay ugu horeyso dunuubteena.

Khudbada ka dib ayaa waxaa tacliiqiyey khudbada Sh Maxamed Aden isaga ugu baaqay dadweynihii soo camiray Masjidka Suna in la garab istago muslimiinta suuriya iyo dhamaan muslimiinta dhibaateysan qofwalba wuxuu u qaban karo uu u qabto.

no images were found

Hoos ka Dhageyso Khudbadii Jimacaha ee Masjidka Al-Suna ee Cap-Town Sh Qaasim Cabdi Hayaan

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/qaasim_khudbo.mp3]

Hoos ka Dhageyso Tacliiqii Khudbada Masjdka Suna ee Cap-Town Sh Maxamed Aden

[audio: https://www.halgan.net/Mp3/Tacliiq_M_aden.mp3]

Masjidka Al-Suna
Cap-Town

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online