Khudbadii Jimce ee Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjida Ibnu Cutheymiin ee Leicester.[Dhagayso]

September 5, 2015 - Written by Editor

sh bashiirLeicester:-Waxaa idiin soo gudbinaynaa khudbadii Jimce ee uu Sh. Dr Bashiir Axmed Salaad oo ah Gudoomiyaha Culimada dalka Soomaaliyeed uu ka jeediyey Masjidka Ibnu Cutheymiin ee magaalada Leicester. Sheekh Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu khudbadiisa uga hadlay Fiqiga loo baahan yahay Waqtiga ay jiraan Fidnooyinka si qofku uu ugu badbaado Fidnooyinkaas isagoo Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad uu xusay in loo baahan yahay in la dugsado cilmiga iyo culimada waaweyn ee cilmiga diinta baaca dheer u leh.

Sh.Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa xusay in qofka cilmiga leh uu ka badbaadi karo fidnooyinka kana badbaadin karo Ehelkiisa, Sh Dr.Bashiir axmed Salaad ayaa xusay in aduunka uu yahay Fidno la iskuna imtixaanayo loona baahan yahay in laga diktoonaado.

Sheekh Dr.Bashiir Axmed Salaad ayaa waxaa uu tusaalooyin badan ka bixiyey Fiqiga Fidnooyinka iyo in aduunka oo dhan uu yahay mid imtixaan ah oo xitaa Anbiyadii lagu dhibay sidaas oo kalena dadka diinta xanbaarsan loo dhibi doono loona baahan yahay in ay sabraan.

Hoos ka Dhagayso khudbadii Jimce ee Sh Dr.Bashiir Axmed Salaad ka jeediyey Masjida Ibnu Cutheymiin

[audio: https://halgan.net/Mp3/Voice%2002.mp3]

Halkaan ka Dhagayso Mp3

Masjid Ibnu Cutheymiin
Leicester, Uk

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online