Liiska xubnaha cusub ee golaha deegaanka Bosaaso oo la shaaciyay

September 28, 2015 - Written by Editor

liisBoosaaso:-Waxaa goordhowayd lagu dhawaaqay liiska xubnaha cusub ee ka mid noqonaya Golaha deegaanka Degmada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ka dib markii xubnahaan cusub ay ka soo gudbeen sharuudihii laga rabay. Xaflada lagu soo bandhigay xubnaha cusub ee Golaha deegaanka Degmada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa goob joog ka ahaa Gudoomiyaha guddiga doorashada degmada Bosaaso ahna wasiirka arimaha gudaha iyo dowladaha hoose Axmed Karaash iyo maamulka gobolka Bari

Xubnaha cusub ee Golaha deegaanka Degmada Bosaaso ee xarunta Gobolka Bari ayaa waxaa ay dooran doonaa maalinta Arbacada ah gudoomiyaha Gobolka Bari iyo ku xigeenkiisa.

Hoos ka akhriso liiska magacyada xubnaha cusub ee Golaha deegaanka Degmada Bosaaso

1. Maxamed Cabbaas Nuur Geesood

2. Aamino Cumar Maxamuud

3. Axmed Cali Saciid

4. Cumar Xaaji Faarax

5. Yaasiin Mire Maxamuud Dacar

6. Buruuj Cali Salaad Xassan

7. Cumar Cabdullaahi Cusmaan

8. Cabdicasiis Mahdi Maxamed C/salaam

9. C/weli Maxamed Hayaan

10. Maxamed Maxamuud Axmed

11. Faadumo Axmed Maxamuud

12. Faadumo Jaamac Xuseen

13. Idiris Cabdisataar Jaamac

14. Cali Maxamed Xassan

15. Ikraam Maxamuud Yuusuf

16. Maxamed Maax Colow

17. Cilmi Cumar Cilmi

18. Cabdi Nuur Gleyr

19. Ikraam Cawad Xuseen

20. Saciid Gaacshe Cusmaan Cali

21. C/maan Saalax Maxamuud

22. Maxamed Abokor Afyaanyo

23. Maxamed Maxamuud Saalax (Abuu Baraa)

24. Cabdulqaadir Ismail Saciid

25. Axmed Seed Axmed Muuse

26. Saciid Cabdiraxmaan Maxamed

27. Mursal Yuusuf Maxamuud

28. Maxamed Cumar Haaruun

29. Cumar Maxamed Muuse Boqor G

Guddiga Ansixinta iyo dhismaha golaha deegaanka degmada Bosaso:

1. Axmed Cilmi Cusmaan, Wasiirka A. Gud & D/Hoose……………………

2. Cabdi Xirsi Cali, Wasiirka Amniga & DDR………………………………..…

3. Xabiib Jaamac, Wasiirka Caddaaladda & A. Awqaafta…………………..

4. Burhaaan Cilmi Feleg, La Taliye Wasiirka A. Gudaha…………………….

5. Yuusuf Maxamed Wacays, Gudd. Gobolka Bari……………………………

6. Khadra Warsame Jaamac, Gudd. Haweenka DPL………………………….

M_M_Deeq
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online