Madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi oo soo gaaray magaalada Cadan

September 22, 2015 - Written by Editor

Breaking-NewsYemen:-Wararka ka imaanaya dalka Yemen gaar ahaan magaalada Cadan ayaa sheegaya in wafdi uu hogaaminayo madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi uu soo gaaray goordhow magaalada Cadan ee Koonfurta dalka Yemen.

Madaxweynaha dalka Yemen Jen Cabdi Rabi mansuur Al-Haadi iyo wafdi uu horkacayo ayaa waxaa si weyn loogu soo dhaweeyey Garoonka diyaaradaha ee magaalada Cadan waxaana la filayaa in uu warbaahinta la hadlo.

Ciidanka huwanta oo ay horkacayso dowlada Sacuudi Carabiya ayaa dagaal dheer ka dib ka ceyriyey Kooxda Xuutiyiinta iyo Madaxweynihii hore Cali Cabdalla Saalax inta badan koonfurta dalka Yemen waxaana dagaal kulul uu ka socdaa qeybo ka mid ah magaalada Ma.rib iyo tacis waxaana ciidanka dowladaha khaliijka ay u jiraan magaalada Sanca ee xarunta dalka Yemen 60 KM.

A/Cawale
Halgan.net

 

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online