Madaxweynaha DFS oo boqolaal dadweyne kula tukaday Masaajidka isbahaysiga Islaamka (Masawiro)

September 24, 2015 - Written by Editor

18Muqdisho:-Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud iyo madaxda kale ee DFS ayaa boqolaal qof kula tukaday salaadii Ciidul Adxaa Masaajidka isbahaysiga Islaamka oo ay soo camireen dadweyne aad u tiro badan .

Dadweynaha soo camiray Masaajidka isbahaysiga Islaamka ayaa waxaa wajiyadooda ka muuqday farsaxada Ciidul Adxaa iyaga oo isku hambalyeynayey farxada Ciida.

Masuuliinta ku soo tukaday Masaajidka isbahaysiga Islaamka ayaa waxaa ka mid ahaa gudoomiyaha Baarlamaanka  Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari,Ra,iisul wasaare ku xigeenka DFS Maxamed Cumar Carte Wasiiro Xildhibaano Saraakiisha ciidanka DFS.

no images were found

Madaxweynaha DFS Xasan Sh Maxamuud ayaa khudbad kooban ka jeediyey Masaajidka isbahaysiga Islaamka salaadii ciid ka dib wuxuuna ugu baaqay umada Soomaaliyeed midnimo iyo in ay is cafiyaan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online