Madaxweynaha DFS oo gaaray goor dhow gaaray degmada Afgooye

September 10, 2015 - Written by Editor

xasan_dinsorAfgooye:-Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa goor dhow gaaray degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellaha Hoose waxaana ujeedada socdaalka Madaxweynaha DFS lagu sheegay in uu kormeerayo xaalada amiga iyo horymarka Degmada Afgooye .

Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh Maxamuud ayaa waxaa uu ku tagay Degmada Afgooye Diyaarada kuwa qumaatiga u kacay waxaana uu kulamo kala duwan la qaadan doonaa  Waxgaradka odayaasha dhaqanka iyo saraakiisha ciidanka DFS.

Ammaanka degmada Afgooye ayaa aad loo adkeeyay, iyadoo Masuuliin nka tirsan DFS iyo ciidamada gaarka ee madaxtooyada ay uga sii horeeyeen Madaxweynaha degmada Afgooye.

Socdaalka Madaxweynaha DFS ee Degmada Afgooye ayaa waxaa ku weheliya Madaxweynaha Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh Aadan.

A/Cawale
Halgan.net

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online