Madaxweynaha Galmudug oo wareysi siiyey Idaacada VOA- (Dhageyso)

September 5, 2015 - Written by Editor

ckariimCadaado:-C/kariim Xuseen Guuleed, madaxweynaha maamulka Galmudug oo waraysi khaas ah siiyay VOA ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlu-Sunnada ku sugan Dhuusamareeb ay u socdaan wadahadallo ku aadan sidii maamulkiisa loogu soo dari lahaa, balse wuxuu sheegay in haddii wadahalladu ay guul-dareystaan aanu maamulkiisu aqbali doonin ciidan madax banaan oo jooga dhulka maamulkiisu ka taliyo.

Qeybta koowaad ee wareysi uu C/kariim siiyay VOA ayuu kaga hadlayaa arrimahaasi iyo waliba safar isaga iyo wasiirka difaaca ee dowladda Somalia iyo abaanduulaha AMISOM ay maanta ku tageen ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo uu C/kariim sheegay inay ka jirto xaalad daran, degmaduna ay go’doon tahay.

Qayb kale oo ka mid ah wareysiga madaxweynaha Galmudug oo uu kaga hadlayo xiisadda ka dhex-taagan iyaga iyo Puntland iyo waliba sida uu u arko mooshinka ka dhanka ah madaxweynaha Soomaaliya, waxaad ku dhegaysan doontaan idaacaddayada subaxnimo.

Waraysiga Madaxweynaha Galmudug C/kariim Xuseen Guuleed hoos ka Dhageyso

VOA Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online