Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool oo si weyn looga ciiday.[Masawiro]

September 24, 2015 - Written by Editor

2Laascaanood:-Magaalada laaascanood ee xarunta gobolka Sool ayaa maanta waxaa salaada ciidul Adxaa ku tukaday kumanaan dadweyna ah oo isugu jira rag iyo dumar ayadoo ay jirtay goobo kale oo ay dadwaynuhu ku tukadeen sida Musallaha iyo qaar kamid ah masaajida magaalada laascaanood.

Culimada magaalada Laascaanood oo bulshada u soo jeediyay wacdi iyo waano ku saabsan in Alle SW La caabudo , iyo lagu xidhnaado mar walba Alle .  Haddaba qaar ka mida bulshada ku dhaqan magaalada ayaa si wayn hambalyo iyo bogaadin u diray ummada Islaamka , gaar ahaan Ummada Soomaaaliyeed meel ay joogaanba .

Sikastaba ha ahaatee Dadweynaha magaalada Laascaanood ayaa maanta si isku mid ah u ciiday, waxaana magaalada lagu dhex arkayey dadweyne farabadan oo ay ka muuqato farxada ciidka.

no images were found

Sanadka Sanadki Alle hanagu gaadhsiiyo nabad barwaaqo iyo Nimco.

En Mawliidd Isma Haradigeed
Laascaanood,Somalia

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online