Maxaabiis ka baxsatay Xabsiga magaalada Laascaanood.[Dhagayso]

September 22, 2015 - Written by Editor

gfLaascaanood:-Xabsiga dhexe ee magaalada Laascaanood ee xarrunta gobolka Sool, waxa ka baxsaday illaa iyo 16 maxbuus saaka, oo qaarkood ay ku eedeysanaayeen dilal. Arrintani, ayaa waxa fududeeyay qaar ka mid ah ciidamadii ilaalada xabsiga iyo saraakiil ka tirsan ciidanka asluubta, sida uu idaacadda VOA u sheegay guddoomiya Sool Yaasiin Maxamed Shidde.

Shidde, waxa uu sheegay in hal askari uu ku dhintay intii ay socotay isku dayga baxsadka maxaabiistii ku xirneyd xabsiga Laascaanood. Wariyaha VOA ee Hargeysa Cabdixakiim Maxamuud Shirwac, ayuu guddoomiye Shirwac uga waramay sidey wax u dhaceen.

Hoos ka Dhagayso wareysiga.

Source: VOA

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online