Mutamarkii koowaad ee islaamiga ah oo ka dhici doona Ireland

September 2, 2015 - Written by Editor

bosterIreland:-Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa umada Soomaaliyeed ee ku nool dalka Ireland in la qabanayo Mutamarkii koowaad ee islaamiga ah oo ay qabanayso Mu’ssadda irshaad faraceed Ireland waxaaana mutamarka ka soo qayb gali doona culimada kala ah:-

1. Shiikh Dr. Bashir Axmed Salaad Somalia

2. Sh Dr. Cabdirazaq Maxamud Takar Uk

3. Sh Dr. Cismaan Cali Faarax Uk

4. Shiikh Siciid Raaage Canada

Mutamarku waxaa uu bilaabanayaa maalinta Khamiista ah oo taariikhdu ay taay 03-09-2015 waxaana uu socon doonaa hal maalin.

Hoos ka eeg faahfaahinta Mutamarkii koowaad ee islaamiga ah ee ka dhici doonaa Ireland

no images were found


Wixii faahfaahina kala xirir

Ustaad Faysal 0899850618
Xasan Buux 0899618796

Leave a comment

*

Archives
September 2015
M T W T F S S
 123456
78910111213
14151617181920
21222324252627
282930  
English Article
PRESS RELEASE-THE GOVERNMENT OF PUNTLAND STRONGLY OPPOSES THE MOGADISHU COMMUNIQUÉ PURPORTING TO ADOPT AN ELECTORAL MODEL FOR 201    January 29, 2016
Uganda says to pull out troops from Somalia over Congo charges    November 2, 2012
CIA Secret Prison in Somalia. P – 1    October 29, 2012
Puntland Condemns Terrorist Attack on Civilians at Mogadishu Restaurant    September 22, 2012
Puntland Welcomes Election of New President of the Federal Republic of Somalia    September 11, 2012
Somali Links
Fatwa Online