Wasiirka Gaashaandhigga DFS oo maanta gaaray Degmada Ceelbuur (Masawiro)
(September 5, 2015)
Ceelbuur:-Wasiirka Gaashaandhigga Somaaliya Mudane Cabdiqaadir Sh. Cali Diini, oo ay wehliyaan Wasiiru dawlaha Dastuurka Xasan Maxamed Jimcaale, Xildhibaannno tirsan baarlaamanka Federaalka ah, Ma
Madaxweynaha Galmudug oo wareysi siiyey Idaacada VOA- (Dhageyso)
(September 5, 2015)
Cadaado:-C/kariim Xuseen Guuleed, madaxweynaha maamulka Galmudug oo waraysi khaas ah siiyay VOA ayaa sheegay in iyaga iyo Ahlu-Sunnada ku sugan Dhuusamareeb ay u socdaan wadahadallo ku aadan sidii maa
Madaxweynaha Puntland oo daahfuray sanad Dugsiyeedka Jaamacadda Global Science University(Masawiro)
(September 5, 2015)
Gaalkacyo:-Madaxweynaha Dawladda Puntland Dr.Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta oo ay taariikhdu tahay 5-9-2015 daahfuray Sanad Dugsiyeedka 2015/2016 ee Jaamacadda Global Science University ee ma
Xafladda Qalinjabinta dufcadddii 7aad ee Machadka Al-Furqaan laascaanood (Masawiro)
(September 5, 2015)
xaflad si weyn loosoo agaasimay ayaa maalinimadii axadda  ka dhacday  machadka alfurqan lascanod taas oo ay ku qalan jabinayeen dufcaddii 7aad ee ka baxda machadkaasi sanad dugsiye
Noqo mid anfaca Bulshada dhexdeeda Sh.Maxamed Cabdi Umal [Daawo]
(September 5, 2015)
Nairobi:-Waxaa idiin soo gudbineynaa muxaadarada uu Sh.Maxamed Cabdi Umal ka jeediyey Masjidka Abu Bakar Al-sadiiq ee magaalada Nairobi ,Sh. Maxamed Cabdi Umal ayaa waxaa uu muxaadaradiisa cinwaan uga
Khudbadii Jimcaha ee Masjidka Abu Bakar Al-Sadiiq Nairobi Sh Maxamed Cabdi Umal ( Daawo )
(September 5, 2015)
Nairobi:-Sheekh Maxamed Cabdi Umal ayaa khudbadii maanta waxaa uu ku soo qaatay qodob muhiim ah kaasoo ka mid ahaa dar-daar rannadii 10ka ahaa wuxuuna maanta ka hadlay ha dilina Naf ilaahay xarrimay
Dufcadii Ugu Horraysay oo Ka Qalin Jabisay Jaamacada Bariga Africa ee Buhoodle‏ (Daawo)
(September 4, 2015)
Buuhoodle:-Dufcadii ugu horraysay ee ka qalin jabisa Jaamacada Bariga Africa faraceeda magaalada Buuhoodle ee gobolka Cayn ayaa maalinimadii shalay ka qalin jabiyay. Munaasabad ay ka soo qayb galeen w
Madaxweynaha DFS Oo Lakulmay Dhigiisa dalka Talyaaniga(Masawiro)
(September 4, 2015)
Madaxweynaha Jamhuriyadda Federaalka ee Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo Madaxweynaha Talyaaniga Sergio Mattarella, ayaa maanta kulan ku yeeshay xarunta madaxtooyada dalka Talyaaniga ee ma
Mutamarkii Islaamiga ah oo ka dhici doona magaalada Leicester
(September 3, 2015)
Leicester:-Waxaa dhammaan la ogeysiinayaa bulshada Soomaaliyed ee ku nool magaalada Leicester in maalinta sabtiga lagu qaban doono Mutamar Islaami ah oo ay soo qaban qaabisay Mu’ssadda Irshaad waxaa
Golaha Wasiirada DFS oo ku kulmay magaalada Muqdisho
(September 3, 2015)
Golaha Wasiirada Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa maanta isugu yimid kulankoodii joogtada ahaa, waxaana kulankan shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumada Mudane Cumar Cabdirashiid Sharmar

« Previous PageNext Page »